Wasaarada Gaashaandhiga Somalia oo soo bandhigtay tirada rasmiga ah ee ciidanka Milateriga

Wasaaradda Gaashaandhigga ee Soomaaliya ayaa sheegtay in la dhammaystiray wejigii hore ee qiimaynta diyaarinta ciidanka Soomaalida. Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa sheegay in qiimaynta lagu ogaaday tirada ciidanka diiwaangashan oo uu sheegay inay dhan yihiin 26 kun oo askari, isagoo dhinaca kale faahfaahin ka bixiyey cududda ciidanka, hoggaankooda, saanadda iyo tababarrada. Wasiirka … Continue reading Wasaarada Gaashaandhiga Somalia oo soo bandhigtay tirada rasmiga ah ee ciidanka Milateriga